U gudub nuxurka
SiraajIct
Dhammaan adeegyada

Horumarinta websaydhka

Websaydhkaagu waa albaabka ugu horreeya ee macaamiishu ka soo galaan. Waxaan dhisnaa bogag si degdeg ah ugu furma xitaa internetka gaabiska ah, Google-ka ka muuqda, kuna qoran Af-Soomaali iyo Ingiriis.

Waxa aad helayso

  • Naqshad u gaar ah ganacsigaaga
  • Si degdeg ah ugu shaqeeya taleefanka iyo internetka gaabiska ah
  • SEO si Google-ka lagaaga helo
  • Af-Soomaali iyo Ingiriis
  • Bog maamul oo aad adigu wax ku beddeli karto
  • Hosting, domain iyo email shirkadeed