U gudub nuxurka
SiraajIct
Dhammaan adeegyada

Apps-ka mobilka

Waxaan dhisnaa apps fudud oo la isku halayn karo, kuna sii shaqeeya xitaa marka internetku go'o — laga bilaabo dalabaadka iyo lacag bixinta ilaa ballamaha.

Waxa aad helayso

  • Android iyo iOS hal mar
  • Ku shaqeeya internet la'aan (offline)
  • Lacag bixinta mobilka sida EVC Plus
  • Ogeysiisyo toos ah (push notifications)
  • Ku daabacidda Google Play iyo App Store
  • Cusboonaysiin iyo taageero joogto ah